Xiriirada kala duwan ee dalka oo u tacsiyayay ummadii lagu xasuuqay isgooyska Zoobe.

xiriirada kala duwan ee dalka jira iyo wariyaasha ciyaaraha ka howl gala xarumaha warbaahineed ee ciyaaraha daka ayaa baroordiiq wanaagsan u smaeeeyay shacabkii lagu xasuuqay isgooska soobe ee Muqdisho.

inkastoo murugo weyn lagu dareemayo qalbiyada umadeena dhacdhacdii soobe,hadana ilaa hada waxaa lagu la yahay ciyaarayahanada kala ah Axmed Qadar Daalo iyo ciyaaryahan Mustaf Aqyaar oo labada ka tirsanaa kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Waxoo

The post Xiriirada kala duwan ee dalka oo u tacsiyayay ummadii lagu xasuuqay isgooyska Zoobe. appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169