Watford oo wadahadalo kula jirta xidig Arsenal oo bartilmaameed u ahaa.

Watford ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadal la furtay Göteborg taasoo ku aadan saxiixa goolhaye Pontus Dahlberg.

18 jirkaan ayaa la rumeysan yahay inuu xiiso u soo jeediyay kooxo badan, oo ay ku jiraan Arsenal, kaasoo lagu soo waramayay inuu xilli ciyaareedka ku sii heyn doono Dahlberg.

Everton ayaa sidoo kale la sheegay inay ka mid tahay kuwa jecel, laakiin sida laga soo xigtay jariiradda Daily Mail, Watford ayaa qandaraas gaaraya £ 3.3m kula gashay Göteborg.

Tababare Marco Silva, ayaa Hornets laga dhaliyay 19 gool 15 kulan oo Premier League ah, hadii Dahlberg uu u dhaqaaqo, waxaa laga yaabaa inuu ciyaaro kulankiisii ugu horeysay ee kooxdiisii taasoo aheyd mid joogto ah kooxdiisa haatan.

The post Watford oo wadahadalo kula jirta xidig Arsenal oo bartilmaameed u ahaa. appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169