Tiemoue Bakayoka oo Sheegay in Chelsea uusan u iman in uu Noqdo Matic cusub


Tiemoue Bakayoka oo Sheegay in Chelsea uusan u iman in uu Noqdo Matic cusub kaa uu ku biiray kooxda Man United.

Ka dib markii uu Blues-ka ka Tagay Matic Islamrkaana uu ku biirayManchester United, Chelsea ayaa badalkiisa waxa ay soo iibsatayBakayoko kaas oo addun Lacageed gaarayo 40m kaga yimid Manocco.

” Halkan uma iman inaan sameeyo waxa uu sameeyay Matic, Matic waa Ciyaaryahan aan runtii Jecelahay, Waa Ciyaaryahan aad u Wanaagsan, Halkan waxaan u imid in aan ciyaaro Kulan, Noqdana Mid hameystiran .

The post Tiemoue Bakayoka oo Sheegay in Chelsea uusan u iman in uu Noqdo Matic cusub appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169