Taageerayaasha kooxda Arsenal oo durba dalbanaya in macalin lowgu dhigo Rafa Benitez

Kadib guuldaradii kooxda Newcastle united  tageerayaasha kooxda Arsenal ayaa dalbanaya in macalinka Rafa Benitez uu badal u noqdo Arsena wengar.

Arsenal ayaa guuldaro kala kulantay kooxda ku ciyaarta garoonka st james park ciyaar ku soo dhamaatay 2-1 .

Balse taageerayaasha kooxda ayaa durba guuldaradii kooxdooda soo gaartay  kaga soo fal ciliyey barta Tiwitter iyaga oona dalbanaya in Rafa Benitez uu badal unoqdo macalin Wenger.

The post Taageerayaasha kooxda Arsenal oo durba dalbanaya in macalin lowgu dhigo Rafa Benitez appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169