Shirkii looga hadlayay arrimaha qaxootiga Soomaaliya oo maanta lagu soo gunaanadayo dalka Uganda

Shirkii looga hadlayay arrimaha Qaxootiga Soomaaliya ee ka socday dalka Uganda ayaa la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo, waxaana laga soo saari doonaa war-murtiyeed ku saabsan go’aannada ka soo baxay shirkaasi.

Shirkaasi waxaa ka qeybgalayay wafdi uu horkacayo madaxweynaha J. F. Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed “Farmaajo”.

Guddoomiyaha hey’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha ee dowladda F.Soomaaliya Axmed Daahir C/kariin oo ka mid ah wafdiga uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo ayaa Radio Muqdisho u sheegay in shirkaasi uu ahmiyad gaar ah u leeyahay Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay in shirka maanta laa soo gunaanadayo.

Call to listen LIVE +16417938169