Sergio Aguero oo seegi doono Manchester ?

Manchester City weeraryahankeda  Sergio Aguero ayaa lagu soo bilaabi doonin kulanka   Manchester United iyadoo laga door bidaayo  Gabriel Jesus.

Aguero ayaa lagu soo bilaabay afartii kulan ee ugu danbeysay waxaana uu dhaliyay hal gool.

Jesus ayaa dhaliyay 10 gool dhamaan tartanada guud waxaana uu ku soo baxay weerayahan lagu tashto .

City ayaa booqan doonto  Old Trafford iyadoona sideed dhibcood ka sareysa United

The post Sergio Aguero oo seegi doono Manchester ? appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169