Safafka Kooxaha Real Madrid vs PSG: Isco oo kuso bilowday iyo Bale 

Real Madrid ayaa kulkan kusoo bilowday Cayaariyahankeed Khadka dhexe ee Isco, xilli kursiga kaydka ay u dirtay Cayaariyahan Bale, kulanka PSG, halka Neymar. Cavani iyo Mbappé ay diyaar u yihiin in ay wajahaan dhigooda Madrid.

 

Real Madrid XI: Keylor Navas; Nacho, Varane, Sergio Ramos, Marcelo; Casemiro, Modric, Kroos, Isco; Benzema, Cristiano Ronald

PSG XI: Areola, Alves, Marquinhos, Kimpembe, Berchiche, Lo Celso, Rabiot, Verratti, Mbappé, Cavani, Neymar

The post Safafka Kooxaha Real Madrid vs PSG: Isco oo kuso bilowday iyo Bale  appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169