Safafka Kooxaha Newcastle United iyo Arsenal, Ozil oo gebi ahaanba laga waayay liiskan

Waxaa lasoo saaray Safafka Kooxaha Newcastle United iyo Arsenal, Ciyaartaas oo ka dhici doonta garoonka St James’ Park, Xilli Welbeck uu kaydka kusoo bilowday, iyadoo Ozil uu ka maqan yahay safkan.

Newcastle United: Dubravka, Yedlin, Lascelles, Lejeune, Dummett, Ritchie, Diame, Shelvey, Kenedy, Perez, Gayle.

Arsenal: Cech, Chambers, Mustafi, Holding, Monreal, Elneny, Xhaka, Willock, Iwobi, Aubameyang, Lacazette

The post Safafka Kooxaha Newcastle United iyo Arsenal, Ozil oo gebi ahaanba laga waayay liiskan appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169