Safafka Kooxaha Manchester United iyo West Bromwich’ Pogba; Sanchez, Lukaku oo kusoo

Waxaa lasoo saaray Safafka Kooxaha Manchester United iyo West Bromwich Albion, xilli United ay rabto in horyaalka uu sii ahaado mid furan, kaddib guushii xalay ee City, taas oo hadii laga badiyo United u dabaal degi doonta.

 

Naadiga West Bromwich Albion ayaa u safartay guriga Kooxda Manchester United, xilli ay u muuqato mid gebi ahaanba ka quusatay in ay kasii mid ahaato Kooxaha xagaaga danbe sii joogi doona Horyaalka.

 

 

WEST BROM: Foster; Nyom, Dawson, Hegazi, Gibbs; Phillips, Livermore, Brunt, McClean; Rodriguez, Rondon

Subs: Myhill, Gabr, Yacob, Krychowiak, Field, Burke, Sturridg
MAN UNITED: De Gea; Valencia, Smalling, Lindelof, Young; Matic, Herrera, Pogba; Mata, Sanchez, Lukaku

Subs: Pereira, Jones, Rojo, McTominay, Lingard, Rashford, Martial

 

The post Safafka Kooxaha Manchester United iyo West Bromwich’ Pogba; Sanchez, Lukaku oo kusoo appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169