safafka Kooxaha City iyo Watford, De Bruyne

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa dib u amba qaadaysa ololaheeda cusub ee sanada 2018, kaddib bar barihii Kooxda Gorgorka ee Crystal Pleace.

Cayaariyahan De Bruyne ayaa kusoo bilowday safka Kooxdiisa, kaddib dhaawac soo garay kulankii kan ka horeeyay, hase yeeshee macalin Pep ayaa doonay in uu sii amba qaado dhabihii guusha.

Man City: Ederson, Walker, Otamendi, Stones, Delph, Fernandinho, Silva (c), De Bruyne, Sterling, Sane, Aguero

Kaydka City: safafka Kooxaha City iyo Watford, De Bruyneyra, Sinclair.

 

Watford: Gomes (GK) (C); Janmaat, Wagué, Kabasele, Zeegelaar; Doucouré, Watson; Carrillo, Capoue, Richarlison; Gray.

 

Kaydka Watford:  Karnezis (GK), Prödl, Mariappa, Holebas, Cleverley, Pereyra, Sinclair.

The post safafka Kooxaha City iyo Watford, De Bruyne appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169