Safaafka Kooxaha Barca vs Getafe: Piqué oo kayd ah iyo Yerry Mina

Cayaariyahan Digne iyo Mina ayaa difaac dhexe ciyaar doona, xilli Cayaariyahan Piqué iyo Dembele ay kayd kasoo muuqdeen kulanka ay la qadanayaan Kooxda Getafe.

Barcelona XI: Ter Stegen; Sergi Roberto, Yerri Mina, Digne, Alba, Rakitic, Busquets, Coutinho; Alcácer, Messi, Luis Suárez.

Subs: Jasper Cillessen, Semedo, Piqué, A.Vidal, Iniesta, Paulinho, O.Dembélé

Getafe XI: Vicente Guaita, Dakonam, Antunes, B.González, D.Suárez, Shibasaki, F.Portillo, Arambarri, F.Fajr, A.Rodríguez, A.Ndiaye

Subs: Emiliano Martínez, Cabrera, J.Cala, Mathieu Flamini, Mora, Remy, Molina

The post Safaafka Kooxaha Barca vs Getafe: Piqué oo kayd ah iyo Yerry Mina appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169