Sadio Mane oo lagu soo daray qaranka Senegal xili uu dhawac uu qabo

Liverpool weeraryahankeeda Sadio Mane ayaa lagu soo diray qaranka Senegal xili uu dhawac uu ku maqanyahay laacibkan .

25-sano jirkan ayaa ayaa seegay kulankii Manchester United kadib markii dhawac uu ka soo gaaray kulankii Cape Verde Islands ee October 7.

Senegal ayaa u bahan labo dhibcood si ay ugu qeeb gasho koobka aduunka ee sanadka danbe ka dhici doonoRussia.

The post Sadio Mane oo lagu soo daray qaranka Senegal xili uu dhawac uu qabo appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169