Ronaldo oo xanbaaray calanka Somaliyeed ?

Laacibka weyn ee CR7 ayaa gurigiisa lagu arkay Barkin ku sawiran calanka soomaaliya sawirkaan ayaa baraha bulshada qabsaday
 
Goballada Mareeykanka qaar ayaa sameeystay Calan aad ugu eg kan Soomaalida, Calan Bluug ah oo xiddig cad oo shan geesood leh dhaxda ku leh, buluuga oo marna khafiif ah sida keena oo kale marna ka duwan.
 
Lakiin waxey U badantahay in Calanka Somaliya uu yahay inkastoo ay dhici karto in qoyska Ronaldo uusan micno Gooni ugu fadhin .

The post Ronaldo oo xanbaaray calanka Somaliyeed ? appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169