Ronaldo iyo Aguero oo hogaaminaya laacibiinta isbuuca ee Yurub

Xiddigaha Angel Di Maria oo PSG, Patrick Cutrone oo Milan ah, Sergio Aguero oo Manchester City, Cristiano Ronaldo oo Real Madrid ah iyo Cengiz Under oo Roma ayaa kasoo muuqday liiska laacibiinta ugu bandhiga wanaagsan shanta horyaal ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub.

 

The post Ronaldo iyo Aguero oo hogaaminaya laacibiinta isbuuca ee Yurub appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169