Roma ayaa reebtay Barcelona weyna soo baxday hhh waa kaftan waxaas klopp ayaa sidaa yiri

Macalinka kooxda Liverpool ayaa si layaab leh ugu hadlay guushii kooxda Roma iyo usoo bixitaanka heerka xiga ee tartanka champions league .

Liverpool ayaa guul muhiim ah kagaartay kooxda Man city iyaga oona xaqiijiyey in ay usoo bexeen semi -finalka tartanka 10 -sano iyo labo maalin gadib .

Kadib markii uu dhamaaday kulanka macalin reer Germany ee Klopp ayaa kaftan ah ugu hadlay guushiis Roma ay ka gaartay kooxda Barcelona

“Waxaan sii fuulay jaranjarada qof ayaa ii sheegay. Waxaan u maleynayay inuu ahaa kaftan, “Klopp ayaa yiri ka dib guushii Reds.

“Ma ahan inaan ixtiraamo Roma, waa koox fantastik ah. Anigoon fileynin, laakiin waan ogaa inay suurtogal tahay.

“Waxay lumiyeen Mo Salah waxa ayna joogaan waxa ayna joovaan semi-final . Waa wax weyn!

The post Roma ayaa reebtay Barcelona weyna soo baxday hhh waa kaftan waxaas klopp ayaa sidaa yiri appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169