Report: Bayern Munich oo isaga hartay Jurgen Klopp

Bayern Munich ayaa jartay hamigii ay ka laheyd macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp.

kooxda ugu guulaha badan  Bundesliga ayaa shaqada ka ceyrisay macalin Carlo Ancelotti waxaana ay dib shaqada ugu soo celisay macalin  Jupp Heynckes.

Bayern oo horey qorshaha ugu darsatay macalin  Klopp balse  hada wey ka talo baxday madama uu hormar ka sii sameynayo garoonka Anfield.

 

Klopp ayaa 129 kulan hogaamiyay kooxda  Liverpool waxaana uu gaaray  66 guul isagoona bar baro galay  39 kulan tan iyo bishii  October 2015.

The post Report: Bayern Munich oo isaga hartay Jurgen Klopp appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169