Qoob ka Ciyaarkii Alvaro Morata iyo Xaaskiisa Alice Campello oo beenowday, xilli caawa uu kasoo muuqan doono

Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa jimcihii lasoo dhaafay sheegay in Alvaro Morata uusan mar kale ciyaari doonin inta ka dhiman xilli ciyaareedkan sababo la xiriira dhaawaca kasoo gaaray tababarka Kooxdiisa.

Weeraryahankii hore ee Real Madrid ayaa seegay shantii kulan ee ugu danbeysay ee Kooxda Chelsea, lakiin waxa uu u muuqday muuqaal wanaagsan leh, marka loo fiiro fiidiyoowgii ay soo duubeen isaga iyo Xaaskiisa Alice Campello Maalinnimadii Axadii.

Muuqaalkan oo lagu soo daabacay barta Instagram ayaa muujinaysa in Cayaaraha Morata iyo gacalisadiisa Campello ay si wacan u Ciyaarayaan, xilli la ogaa in uu jiro dhaawac Cayaariyahankii hore ee Kooxda Real Madrid.

Morata ayaa casaan ku baxay kulankii Norwich City bartamaha bishii hore, hase ahaatee la filayo in uu kasoo muuqan doono kulanka adag ee Caawa Kooxdiisa wajihi doonto Kooxda West Bromwich Albion.

Si kastaba ha ahaatee Cayaariyahanka reer Spain ee Alvaro Morata ayaa kasoo muuqday Tababarkii maanta ee Kooxda Blues, kaas oo shaki laga muujinaayay safashadiisa, ka hor dheesha Caawa.

 

Alice Campello (right) has shared footage of herself dancing with her husband Alvaro MorataIt is unclear how recently the video was shot but Morata has missed Chelsea's last five gamesSpanish ace Morata, who has been sidelined with a back injury, was seen lifting his Italian wifeMorata wrapped his arms around his wife, who shared the video with her Instagram followersThe video also showed 25-year-old former Real Madrid frontman Morata drying his wife's hairA clip of Morata preparing a homemade pizza in the kitchen was included in the montage tooOne Instagram user responded to the video by writing: 'He should play instead of dancing'Chelsea manager Antonio Conte appeared concerned about Morata's back injury on FridayConte said: 'Maybe he needs one day, one month, or is out for the season, I don't know'

The post Qoob ka Ciyaarkii Alvaro Morata iyo Xaaskiisa Alice Campello oo beenowday, xilli caawa uu kasoo muuqan doono appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169