Nikola Kalinic oo laga waayay safka Kooxda Milan, ka hor kulanka,,,

Kooxda Kubada Cagta ee AC Milan ayaa safkeed ka saartay Cayaariyahan Nikola Kalinic Kulanka Europa League.

Rossoneri ayaa habeen danbe la Ciyaari doonta Kooxda Fc Ludogorets, xilli Cayaariyahanka reer Croatia uu dhaawac ku seegay dheeshii isbuucan ay la qateen Kooxda Spal.

Naadiga Rossoneri ayaa soo saartay liiska 20keeda Cayaariyahan, ka hor inta aysan maba qaadin wareega 32-da Koox ee tartanka Europa League.

Macalin Gennaro Gattuso ayaa haysta saf Caafimad qaba, marka lo eego Cayaariyahan Kalinic, ka hor inta aysan u safrin Bulgarians habeenimada Arbacada.

Milan squad for Ludogorets: A. Donnarumma, G. Donnarumma, Guarnone, Abate, Bonucci, Calabria, Musacchio, Rodriguez, Romagnoli, Zapata, Biglia, Bonaventura, Calhanoglu, Kessie, Mauri, Montolivo, Borini, Cutrone, André Silva, Suso

The post Nikola Kalinic oo laga waayay safka Kooxda Milan, ka hor kulanka,,, appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169