Mohamed Salah Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta Xidiga Ugu Fiican Horyaalka Xili Oo Taariiq Dhigay

Mohamed Salah ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee loo magacaabay ama ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha ee Premier League saddex jeer hal xilli ciyaareed gudihiis.

Sidoo kale Mohamed Salah ayaa noqday ciyaaryahankii lixaad ee labo bilood oo isku xigta si xiriir ah ugu guuleysta abaal-marinta xiddiga bisha ee horyaalka Premier League hal xilli ciyaareed gudihiiisa kaddib Robbie Fowler, Dennis Bergkamp, Cristiano Ronaldo, Harry Kane iyo Jamie Vardy.

Mohamed Salah ayaa waayo fiican ku qaadanaya kooxda Liverpool isago xili ciyaareedkan ah xidiga ugu goolasha badan kooxda Liverpool.

 

The post Mohamed Salah Oo Ku Guuleystay Abaal-marinta Xidiga Ugu Fiican Horyaalka Xili Oo Taariiq Dhigay appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169