Manchester United oo odorrosaysa hishiiska Cayaariyahan Toby Alderweireld ee Kooxda Spurs

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester United ayaa digtonow ugu jirta hishiiska Cayaariyahan Toby Alderweireld iyo Kooxda Tottenham Hotspur.

Shabakada Manchester Evening News ayaa ku waramayso in 28-sano jirkaan uu qandaraaska dhacayo 18-bilood kaddib, hase yeeshee waxaa jira fursado uu kusii dheeraan karto sannaddo kale, si uu u sii joogo Wembley Stadium.

Kooxda Kaoo jeeda Waqoyiga Magaalada London ee Spurs ee ayaa dhawaan sheegtay in qandaraaska Cayaariyahan Toby Alderweireld lagu nasaqi karo qiimo dhan £ 25-million, kaas oo aan xalay lagu soo darin Kooxdii wajahaysay Juventus tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League.

Jose Mourinho ayaa la fahamsan yahay in uu ka fekeraayo xaalada daaficiisa dhexe, kaddib markii laga dhaliyay 19-gool, xilli ay wajahday 5-guul daro.

 

Jose Mourinho is watching the situation with interest and looking to add a central defenderToby Alderweireld has stalled over contract talks and Manchester United are watching

The post Manchester United oo odorrosaysa hishiiska Cayaariyahan Toby Alderweireld ee Kooxda Spurs appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169