Madaxda Arsenal Oo Ka Cabsi Qaba Real Madrid Inay Af Duubata Wiilka AS Monaco Ee Mbappe.

Image result for Mbappe to 2017

 

Madaxda kooxda ka dhisan horyaalka ingiriiska ee Arsenal ayaa ka Cabsi qabta inay seegeen tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka AS Monaco Kylian Mbappe.

 

Daily Mail ayaa sheegaysa in kooxda Gunners ay ka Cabsi qabaan Kooxda Real Madrid,

oo ah kooxda aadka loola xiriirinayo Saxiixa Mbappe.

 

Weeraryahanka kooxda waxaa ku loolamaya dhamaan kooxaha ugu waaweyn Yurub.

balse Real Madrid ayaa ah kooxda ay sida aadka ah u dooneysa weeraryahankan da`da yar

ee reer France.

 

xiisaha Arsenal ee Mbappe ayaa weli taagan, laakiin kooxda waqooyiga London

ayaa aad aga walwalsan kooxda ka dhisan caasimada Spain ee Real Madrid.

 

waayo Arsenal xilli ciyaareedka soo socda ma ciyaarayso Champions League ,

waana sababta ugu weyn ay iskaga hari karto tartanka loogu jiro saxiixa xiddigan.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169