Liverpool oo si la yaab leh ugu dhaqaaqaysa bedelka Cayaariyahan Emre Can

Kooxda Kubada Cagta ee Liverpool ayaa si la yaab leh ugu dhaqaaqaysa adeega Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Christian Eriksen.

Jariirada Liverpool Echo ayaa sheegtay in Kooxda Reds ay u aragto Eriksen bedelka Cayaariyahan Philippe Coutinho, kaas oo suuqii jilaalka ku biiray Kooxda Cimaaliqada Catalania ee Barcelona.

Eriksen ayaa noqday mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican Premier League intii uu joogay shantii sano ee lasoo dhaafay, kaas oo Tottenham Hotspur kaga yimid Kooxda reer Holland ee Ajax 2013-kii, xilli uu ka caawiyay kooxda Mauricio Pochettino in ay gareen guulo waa wayn.

Reds ayaa ku garaacday kooxda ay xafiiltamaan ee Arsenal saxiixa Cayaariyahan Alex Oxlade-Chamberlain, balse bixitaanka Emre Can ayaa keenays in ay u dhaqaaqaan saxiixa Cayaariyahan Eriksen.

 

He will land a big pay-rise by joining Serie A giants Juve but has said: 'It is not about money'Christian Eriksen appears to be enjoying himself during Tottenham's training trip in SpainTottenham are keen to sign the attacker down to a improved contract worth over £100k a weekTottenham manager Mauricio Pochettino believes the warmer weather will help his playersChristian Eriksen, pictured training in Barcelona this week, is a vital member of Spurs' squad

The post Liverpool oo si la yaab leh ugu dhaqaaqaysa bedelka Cayaariyahan Emre Can appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169