Liverpool oo Guul soo daahday ka gaartay naadiga Burnley+SAWIRO

kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul soo daahday ka gaartay naadiga Burnley kadib markii ay 2-1 ku suldaartay.

Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 0-0 walow labada dhinac ay iska cuneyn goolal faro badan.

Markii dib la isku soo laabtay qeybtii dami ciyaarta naadiga Liverpool ayaa hogaanka ciyaarta qabatay kadib markii uu gool qurux badan u dhaliyay xidiga Sadio Mane, kulanka ayaa noqday mid 1-0 ay ku hogaamineyso naadiga Liverpool.

Ciyaarto mareyso 87-daqiiqo kooxda Burnley ayaa heshay goolkii bar baraha waxaana u dhaliyay Johann Berg Gudmundsson ciyaarta ayuu ka dhigay mid garbo siman 1-1.

Liverpool oo yaaban, kulankana sii dhamaanayo waxaa goolka guusha u dhaliyay xidiga Ragnar Klavan, ciyaarta ayaa gabi ahaan ku soo dhamaatay 2-1 ay guusha  ku raacday Kooxda Liverpool.

 Klavan struck at the death from close range to hand Liverpool three important points in their pursuit of the top fourKlavan was in the right place at the right time to head home after Dejan Lovren had knocked the ball back across the boxLiverpool manager Jurgen Klopp smiles and punches the air with delight after his team's late winner at Turf MoorJohann Berg Gudmundsson looked to have earned Burnley a point when he headed home with just two minutes remainingGudmundsson dived in at the far post to turn the ball home after a cross was flicked on inside the penalty boxSadio Mane celebrates with Trent Alexander-Arnold and Adam Lallana after firing Liverpool into the lead at BurnleySadio Mane runs away to celebrate after firing Liverpool into a 61st-minute lead against Burnley at Turf MoorMane let fly on his left foot from the edge of the Burnley box, his shot always rising as it crashed into the roof of the netMane gets his head over the ball to produce a clean strike to give Liverpool the lead shortly after the hour mark 

The post Liverpool oo Guul soo daahday ka gaartay naadiga Burnley+SAWIRO appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169