Liverpoo oo ku guuleysan karta tartanka champions league . Maxaa ka saacidaya marka

Kooxda liverpool ayaa soo gaartay heerka semi -finalka tartanka champions league mudo 10 sano iyo labo maalin gadib iyaga oona soo reebay kooxda Manchester city .

Shalay oo jimco aheyd ayaa la sameyey isku aadka tartanka champions league Liverpool ayaana ku aaday kooxda Roma oo si layaab leh wareegan ku soo gaartay kadib markii ay reebeen kooxda Barcelona .

Ku guuleysiga koobka horyaalada yurub sandihii dambe waxaa iska daldalanayey kooxaha reer spain walow hada aysan meesha ka marneen oo waxaa dir ah kooxdii labo sano oo xiriir ah soo hanatay tartankan .

Hadaba waxaa jiro taariikho soo jireen oo mararka qaar ku saacidi kara dhiiro gilina kuu noqon kara .

Markii ugu dambeyey oo heerka semi-finalka ay soo istagaan afar koox oo kakala socda Italy, England, Germany iyo Spain waxa uu ahaa sandkii 1981 waxaana waqtigaa ku guuleystay tartanka champions league kooxda Liverpool .

Taarikhda waa wax halkeeda ku qoran balse Liverpool ma laga yabaa in sidan ay sameeso ?

The post Liverpoo oo ku guuleysan karta tartanka champions league . Maxaa ka saacidaya marka appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169