Kulamo kala duwan oo galabta ilaa iyo Caawa laga Ciyaari doono tartamada Yurub

Kulamo kala duwan ayaa galabta ilaa iyo Caawa laga kala Ciyaari doonaan tartamada ugu xiisaha badan qaarada Yurub, gaar ahaan Horyaalada Premier League, Italian – Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1-ga dalka Faransiiska.

Kooxda Xafidanaysa tartanka English Premier League ee Chelsea ayaa u socdaali doonta Kooxda Darajada hoose ka hogaaminaysa Horyaalka ee Southampton, halka Kooxda Liverpool ay soo dhawayn doonta dhigeeda AFC Bournemouth, balse kulanka go,aamin doona Horyaalka ayaa Caawa ka dhici doona garoonka Wembley Stadium, kaas oo u dhaxayn doona Naadiyada Tottenham Hotspur iyo Manchester City.

Horyaalka Italian Serie A ayaa galabta ilaa iyo Caawa laga Ciyaari doonaa Afar kulan, balse kulanka ugu xiisaha badan waa kan u dhexeeya labada Naadi ee lagu naaneeso Nerazzurri ee Atalanta iyo Inter, halka La Liga uu kulan adag dhex mari doono Barcelona iyo Valencia, iyadoo Bundesliga kal horaba lagu kala baxay, balse Kooxda Qaaday Horyaalka ee Bayern Munich ay soo dhawayn doonto dhigeeda Borussia Moenchengladbach.

England – Premier League April 14

14:30 Southampton ? – ? Chelsea

17:00 Burnley ? – ? Leicester City

17:00 Crystal Palace ? – ? Brighton & Hove Albion

17:00 Huddersfield Town ? – ? Watford

17:00 Swansea City ? – ? Everton

19:30 Liverpool ? – ? AFC Bournemouth

21:45 Tottenham Hotspur ? – ? Manchester City

Italy – Serie A April 14

16:00 Cagliari ? – ? Udinese

19:00 ChievoVerona ? – ? Torino

19:00 Genoa ? – ? Crotone

21:45 Atalanta ? – ? Inter

Spain – LaLiga Santander April 14

14:00 Sevilla ? – ? Villarreal

17:15 Barcelona ? – ? Valencia

19:30 Las Palmas ? – ? Real Sociedad

19:30 Leganes ? – ? Celta Vigo

21:45 Athletic Bilbao ? – ? Deportivo La Coruna

Germany – Bundesliga April 14

16:30 Bayer Leverkusen ? – ? Eintracht Frankfurt

16:30 Hertha Berlin ? – ? FC Cologne

16:30 Hoffenheim ? – ? Hamburger SV

16:30 VfB Stuttgart ? – ? Hannover 96

19:30 Bayern Munich ? – ? Borussia Moenchengladbach

France – Ligue 1 April 14

18:00 Lyon ? – ? Amiens

21:00 Caen ? – ? Toulouse

21:00 Lille ? – ? Guingamp

21:00 Nantes ? – ? Dijon

21:00 Rennes ? – ? Metz

21:00 Strasbourg ? – ? Saint-Etienne

The post Kulamo kala duwan oo galabta ilaa iyo Caawa laga Ciyaari doono tartamada Yurub appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169