Kooxda Besiktas Oo Soo Qaadanaysa Anthony Martial.

 

Besiktas ayaa u dhaqaaqaysa weeraryahanka Manchester United Anthony Martial.

 

wararka ka imaanaya England ayaa sheegaya in kooxda Besiktas ay dooneyso in ay soo qaataan

xiddiga kooxda Man United Martial ayna kusoo qaatan si amaah ah.

 

Waxay ku tirinayaa kooxda Turkish ayaa wax ka weydiisay in ay qaataan xiddiga France ee xilli.

 

Tababaraha kooxda United Jose Mourinho ayaana u ogalanaya xiddigan inuu dhaqaaqo xagaagan.

 

wakiilo ka socda Besiktas ayaa lagu wadaa inay yimaadan England todobaadkan

si ay wada hadalo la yeeshtan kooxda Man United oo ku aadan Martial.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169