Isku aadka warewga 16-ka ee Copa del Rey oo lasoo saaray, Real Madrid, Barcelia, Atletico de Madrid

Isku aadka wareega 16-ka ee tartanka Copa del Rey ayaa la sameeyay, xilli ay kaso bexeen kulamo adag.

Kooxda Real Madrid ayaa wajihi doonta Kooxda yar ee Numancia, halka Barcelona ay ka hor tagi doonto dhigeeda Celta.

Horyaalka heerka kowaad ee La Liga waxaa xagaagan ka socdo naadiyo ay ka mid yihiin Alaves, Atletico Madrid, Barcelona, Celta Vigo, Espanyol, Las Palmas, Leganes, Levante, Real Madrid, Sevilla, Valencia iyo Villarreal, halka horyaalka heerka labaadna ay ka socdaan laba Naadi oo kala ah Cadiz iyo Numancia.

Formentera vs Alaves

Atletico Madrid vs Lleida

Numancia vs Real Madrid

Celta Vigo vs Barcelona

Cadiz vs Sevilla

Leganes vs Villarreal

Las Palmas vs Valencia

Espanyol vs Levante

Wajiga kowaad ee tartankan ayaa la Ciyaari donaa 3-da January, halka sidoo kale kulamada xiga la Ciyaari doono 10-ka ilaa iyo 12-ka bisha January.

 

The post Isku aadka warewga 16-ka ee Copa del Rey oo lasoo saaray, Real Madrid, Barcelia, Atletico de Madrid appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169