Hawada Soomaaliya waxaa maalinkii la isticmaalaa 600 oo jeer wax ka badan

Waxaa socda dadaalo lagu ogeysiinayo dowlada Soomaaliya in isticmaalka hawada Soomaaliya maalinkii ay ka badantahey tirada 80-ka jeer ay Wasaarada Duulista ku sheegtey warbaahinta todobaadyo ka hor.

Hadii ay Ethiopian Airlines oo kaliya maalinkii hawada Soomaaliya isticmaasho 100 jeer wax ka badan maxaad u maleyn shirkadaha kalena inta jeer ay isticmaalaan.

Warbixin report ah ayaan dhawaan heli doonaa halkan ayaana noqon doonta meesha ugu horreysa ee lagu soo daabaco Inshaa Allah.

Call to listen LIVE +16417938169