Halkan si ku meel-gaar ah ayaan uga guurnay!

Salaam,

Aqristayaasheenna sharafta leh waxaan idinka raaligelineynaa sida aan ula kulmi weynay filashadiinna. Halkan si ku-meel-gaar ah ayaan uga guurnay, waxaadna qoraaladeennii ugu dambeeyay aad ka aqrisan kartaan www.goobjoogbusiness.net oo aan hadda wixii ka dambeeyo aan ku shaqeyn doonno.

Waxaan kale oo aan hadda ku howlannahay in aan isku-xerno labada mareeg ee kala ah midkan (www.goobjoog.com/business) iyo midka cusub ee aan hadda ku shaqeyneyno ee ah www.goobjoogbusiness.net

Ugu dambeyntii, waxaan ka cudur-daaraneynaa mudadii aan kala maqneyn inta aadan qoraalkan arkin ka-hor.

Sharaf iyo Ixtiraam.

Maamulka Goobjoog Business

Source: Business

Call to listen LIVE +16417938169