Getafe oo taako u dhigtay Hogaamiyayaasha La Liga ee,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona 0-0 la dhaafi waysay Kooxda Getafe bar baro goola,aan ah, xilli Messi uu saftay kulankiisii 300-ad ee Camp Nou, xilli uu baxay goola,aan.

Cayaariyahan Rodriguez ayaa ku sigtay in Kooxda Getafe uu u dhiibo hogaanka Ciyaarta daqiiqadii 40-ad, ka hor inta laga bad baadinin.

Ka hor inta aan la aadin waqtigii nasiinada Cayaariyahan Suarez ayaa Kooxdiisa u dhiibay hogaankii Cayaarta, hase ahaatee garsoore David Fernandez ayaa goolkaas ku tilmaamay mid OFFSIDE.

Line-ups

Barcelona XI: ter Stegen, Alba, Digne, Mina, Rakitic, Busquets, Coutinho, S.Roberto, Suárez, Messi, Alcácer

Subs: Cillessen, Semedo, Piqué, A.Vidal, Iniesta, Paulinho, O.Dembélé

Getafe XI: Guaita, Dakonam, Antunes, B.González, D.Suárez, Shibasaki, F.Portillo, Arambarri, F.Fajr, A.Rodríguez, A.Ndiaye

Subs: Martínez, Cabrera, J.Cala, Flamini, Mora, Remy, Molina.

 

The post Getafe oo taako u dhigtay Hogaamiyayaasha La Liga ee,,, appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169