(Dhagayso) Diyaaradaha Qatar Airways oo Weli isticmaala Hawada Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada maamulka Somaliland  Farxaan Aadan Heybe oo la hadlay warbaahinta  ayaa waxaa uu sheegay in ay la socdaan kana warhayaan  Diyaaradaha dowladda Qadar oo weli  isticmaalayaan Hawadda Somaliland.

wasiirka ayaa ka warbixiyay qadka ay isticmaalaan diyaaradaha qadar isagoo sheegay maalin walba ilaa dhowr mar ay isticmaalaan hawada soomaaliland sidoo kale waxaa ka jiro diyaarado badan oo iyaguna hadawa somaliland si qul qul ah u mara kuwaasoo ugu badan yihiin diyaaradaha dalalka ethiopia iyo imaaraadka

hadalka wasiirka ayaa kusoo aadaya xili ay maamulka soomaaliland ay shaacisay inay xiriirka u jareen dowlada qatar.

Call to listen LIVE +16417938169