David Silva oo seegi doono kulanka Manchester United

Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaday in laacibka Manchester City David Silva uu maqnaan doono kulanka Champions League ee  Shakhtar Donetsk iyadoo laga cabsi qabo in uu maqnaado kulanka Manchester United.

31-sano jirkan ayaa ka mid ah ciyaaryahanada ugu wanagsan ee garoona Etihad Stadium waxaana uu qabaa dhawacyo kala duwan .

 

Silva waxaa dhawacan uu ka soo garay kulankii  2-1 ugu badiyeen kooxda  West Ham United

The post David Silva oo seegi doono kulanka Manchester United appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169