City oo soo qaadanaysa bedelada David Silva, Fernandinho iyo Yaya Toure

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester City ayaa dooneysa inay lasoo saxiixato Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee Kooxda Bayern Munich Thiago Alcantara, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gacanka England.

Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Spain Thiago Alcantara oo 27-sanno jir ah ayaa kala soo sheegay Pep Guardiola Kooxihii Barcelona iyo Bayern Munich, xilli uu Pep qorshaynaayo in mar kale kula midoobaan shaqada Kooxda City.

Sida ay ogaatay Jariirada Mail on Sunday, Pep Guardiola ayaa doonaya inuu dib ula midoobo adeega dhexe ee Kooxda Bayern Munich Thiago Alcantara, Xilli uu Madaxda sare ee Kooxda Manchester City ku booriyay in ay sarre u qaadaan qiimaha ay ku doonayaan adeegiisa.

Guardiola ayaa maanka ku haya xaalada Cayaariyahanadiisa David Silva, Fernandinho iyo Yaya Toure, kuwaas oo dhamaantood ku jira da,da 30-sano jirka.

 

Pep Guardiola wants to bring Thiago Alcantara to Manchester City from Bayern MunichThe Spain international was originally brought to Germany from Barcelona by GuardiolaThe diminutive midfielder (right) has all the attributes Guardiola wants from a midfielderGuardiola wants to keep City ahead of Manchester United, who are likely to spend big again

The post City oo soo qaadanaysa bedelada David Silva, Fernandinho iyo Yaya Toure appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169