Arsenal oo dhulka lagu jiiday iyo Newcastle united oo heshay guul ay ku farxeen

Kooxda kubada cagta ee Aesenal ayaa guul daro kala kulantay kooxda Newcastle United kulan katirsanaa horyaalka premier league kaas oo k dhacay garoonka kooxda
Newcastle United waxa uuna ku soo idlaaday 2-1.

Kooxda ka dhisan magaalada Londone ee Arsenal ayaa la horeysay goolka waxaana udhaliyey xidga reee Farance Lacazette daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta .

Kooxda uu hogaamiyaha u yahay macalinkii hore ee kooxda liverpool ee Benitez ayaa latimid dadaalo fara badan waxa ayna heleen goolkii barbaraha ee ciyaarta waxaana u dhaliyey xidga lagu magacaabo Perez daqiiqadii 29-aad ee ciyaarta.

Barabaro 1-1 ayaa lagu kala maray qeebtii koowaad ee ciyaarta balse markii dib la isugu soo laabtay kooxda ku ciyaartay garoonka st James park wax ay heleen goolkii guusha waxaana u dhaliyey Ritchie daqiiqadii 68-aad ee qeebtii dambe .

Macalin Arsena wengar ayaa isbadalo badan ku samyey safkiisa si uu ku keensado goolka deenta ah balse wax waba oo ay saeeyaan ciyaartoyda kooxda Arsena waa ay barbareen wayeen goolkaas .

The post Arsenal oo dhulka lagu jiiday iyo Newcastle united oo heshay guul ay ku farxeen appeared first on Wararka Ciyaaraha.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169