Arsenal oo Blues kula dagaalamaysa adeega Cayaariyahan,

Arsenal ayaa diyaar u ah in ay dalab ka gudbisa kubad qaabeyaha dhexe ee Fc Sevilla Steven Nzonzi.

The Sun ayaa fahansan in 28-sano jirka reer Faransa ee Nzonzi uusan ku faraxsaneen jogitankisa La Liga, kaddib markii ay isku dhaceen hogaamiye Eduardo Berizzo bishii laso dhafay, kaddib markii ay timid Ciyaartii walida ahayd ee Liverpool taaso kusoo idlaatay bar baro 3-3.

N’Zonzi ayaa kasoo muuqday kursiga kaydka kulankii 3-0 ee Los Rojiblancos 21-kii bishii November, taasoo keen in uu yimaado qilaaf u dhexeeya isaga iyo hogaamiyihiisa.

Kooxda Gunners ayaa u muuqa mid hogaaminaysa tartanka logu jiro saxiixii hore ee Kooxda Stock City Steven Nzonzi kaso lagu qimeeyo aduun dhan £35million oo gini, xilli ay tartan adag kala kulmayso Kooxda Everton oo sidoo kale qayb ka ah dagaalka logu jiro Cayaariyahanka.

The post Arsenal oo Blues kula dagaalamaysa adeega Cayaariyahan, appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169