AC Milan oo ku dhaw Mousa Dembele?

Tottenham Hotspur ciyaaryahankeda dhexe Mousa Dembele ayaa bartilmaamed waxaa ka dhiganeysa kooxda AC Milan.

Dembele ayaa ciyaaray  11 kulan oo Premier League appeu ciyaaray kooxda uu hogaamiyo  Mauricio Pochettino.

Corriere dello Sport ayaa ku warameyso in Rossoneri ay hormar ka sameyneyso laacibka Tottenham .

Franck Kessie ayaa ah ciyaaryahanka ugu sameyenta badan kooxda Milan ee qadka dhexe tan iyo markii uu kaga soo biiray kooxda Atalanta BC.

The post AC Milan oo ku dhaw Mousa Dembele? appeared first on Goolasha.net.

Source: Sports

Call to listen LIVE +16417938169